Astaanta TartilTartilRaadiyaha tooska ah

Suuradda Al-ikhlaas: qoraalka iyo turjumaadda macnayaasha

Suuradda 112 ee Masxafka, 4 aayadood, waxay ka bilaabantaa bogga 604.

Dhageyso tilaawadaheedaSuuraddan ku akhri Masxafka oo tafsiir la socdo‹ Suuradda Al-masadSuuradda Al-falaq ›

بِسۡمِ ٱللَّهِ ٱلرَّحۡمَٰنِ ٱلرَّحِيمِ

1. Dheh: Allaah waa Mid Keliya [1].

[1] Axad ah aan wax shariig ah lahayn.

2. Allaah waa Sayidka Deeqtoon [1].

[1] Ee ah ma baahdaha loo wada baahan yahay.

3. Ma dhalin [1], lamana dhalin [2].

[1] Macnaha waa ma leh ilmo. [2] Macnaha waa ma leh waalid - aabbe iyo hooyo iyo xaas midna.

4. Mana jiro axad u dhigma [1].

[1] Alle oo la mid ah ama la barbar dhigo iyo cid wax la wadaagta midna.

Turjumaadda macnayaasha: Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub, nuqulka 1.0.27, laga soo daabacay QuranEnc.com iyadoon wax laga beddelin. (QuranEnc.com)

Turjumaaddu waxay gudbisaa macnayaasha Qur'aanka; ma aha Qur'aanka laftiisa. Qur'aanku waa qoraalka Carabiga ee kor ku yaal.

Dhageyso tilaawadaheedaSuuraddan ku akhri Masxafka oo tafsiir la socdo‹ Suuradda Al-masadSuuradda Al-falaq ›