Astaanta TartilTartilRaadiyaha tooska ah

Suuradda Al-fiil: qoraalka iyo turjumaadda macnayaasha

Suuradda 105 ee Masxafka, 5 aayadood, waxay ka bilaabantaa bogga 601.

Dhageyso tilaawadaheedaSuuraddan ku akhri Masxafka oo tafsiir la socdo‹ Suuradda AlhumazahSuuradda Quraysh ›

بِسۡمِ ٱللَّهِ ٱلرَّحۡمَٰنِ ٱلرَّحِيمِ

1. Mawaadan ogaan sida Rabbigaa u galay qoladii maroodiga?

2. Sow kama uu dhigin dhagartoodii wax dhumay (ku dhammaaday jab iyo jah wareer),

3. Oo ku soo dirin shimbiro guutoooyin ah,

4. Ku soo ganeysa dhagaxyo dhoobo la kululeeyey ah,

5. Markaas ka yeelay sidii bal la daaqay?

Turjumaadda macnayaasha: Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub, nuqulka 1.0.27, laga soo daabacay QuranEnc.com iyadoon wax laga beddelin. (QuranEnc.com)

Turjumaaddu waxay gudbisaa macnayaasha Qur'aanka; ma aha Qur'aanka laftiisa. Qur'aanku waa qoraalka Carabiga ee kor ku yaal.

Dhageyso tilaawadaheedaSuuraddan ku akhri Masxafka oo tafsiir la socdo‹ Suuradda AlhumazahSuuradda Quraysh ›