Astaanta TartilTartilRaadiyaha tooska ah

Suuradda Al-kaafiruun: qoraalka iyo turjumaadda macnayaasha

Suuradda 109 ee Masxafka, 6 aayadood, waxay ka bilaabantaa bogga 603.

Dhageyso tilaawadaheedaSuuraddan ku akhri Masxafka oo tafsiir la socdo‹ Suuradda Al-kawtharSuuradda An-nasr ›

بِسۡمِ ٱللَّهِ ٱلرَّحۡمَٰنِ ٱلرَّحِيمِ

1. Dheh: Gaalooy.

2. Anigu ma caabudayo waxaad caabudeysaan,

3. Idinkuna ma caabuddaan Kaan Anigu caabudo (Alle Keliya).

4. Anigu ma caabudayo waxaad idinku caabudeysaan (oo ilaahyo been ah).

5. Idinkuna ma caabuddaan Kaan anigu caabudo (Alle Weyne kor ahaaye).

6. Waxaad leedihiin diintiinna (camalkiinna), aniguna waxaa leeyahay diinteyda (camalkeyga, oo barii baan idinka ahay).

Turjumaadda macnayaasha: Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub, nuqulka 1.0.27, laga soo daabacay QuranEnc.com iyadoon wax laga beddelin. (QuranEnc.com)

Turjumaaddu waxay gudbisaa macnayaasha Qur'aanka; ma aha Qur'aanka laftiisa. Qur'aanku waa qoraalka Carabiga ee kor ku yaal.

Dhageyso tilaawadaheedaSuuraddan ku akhri Masxafka oo tafsiir la socdo‹ Suuradda Al-kawtharSuuradda An-nasr ›