Astaanta TartilTartilRaadiyaha tooska ah

Suuradda Al-qaaricah: qoraalka iyo turjumaadda macnayaasha

Suuradda 101 ee Masxafka, 11 aayadood, waxay ka bilaabantaa bogga 600.

Dhageyso tilaawadaheedaSuuraddan ku akhri Masxafka oo tafsiir la socdo‹ Suuradda Al-caadiyaatSuuradda At-takaathur ›

بِسۡمِ ٱللَّهِ ٱلرَّحۡمَٰنِ ٱلرَّحِيمِ

1. Garaacdada (qalbiyada waa Qiyaamada).

2. Maxay tahay Garaacdadu?.

3. Maxaa ku ogeysiiyeyna waxay tahay Garaacdadu?

4. Waa Maalintay dadku noqon sida baalallay kala firdhay.

5. Oo buurahu noqon sida cudbi la dhilay.

6. Qofka miisaankiisa (camallada wanaagsan) uu culeys yahay.

7. Wuxuu ku noolaan nolol barwaaqo iyo farxad leh oo raalli lagu yahay (Janno).

8. Qofkase uu miisaankiisa (camallada wanaagsan) fudeyd yahay.

9. Hoygiisu waa Haawiya.

10. Maxaa ku ogeysiiyeyna waxay tahay?

11. (Waa) Naar kuleyl badan.

Turjumaadda macnayaasha: Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub, nuqulka 1.0.27, laga soo daabacay QuranEnc.com iyadoon wax laga beddelin. (QuranEnc.com)

Turjumaaddu waxay gudbisaa macnayaasha Qur'aanka; ma aha Qur'aanka laftiisa. Qur'aanku waa qoraalka Carabiga ee kor ku yaal.

Dhageyso tilaawadaheedaSuuraddan ku akhri Masxafka oo tafsiir la socdo‹ Suuradda Al-caadiyaatSuuradda At-takaathur ›